
𝗙𝗔𝗔𝗟𝗟𝗢: 𝗫𝗔𝗔𝗟𝗔𝗗𝗗𝗔 𝗗𝗔𝗗𝗞𝗔 𝗨𝗨 𝗦𝗔𝗔𝗠𝗘𝗘𝗬𝗔𝗬 𝗗𝗔𝗚𝗔𝗔𝗟𝗞𝗔 𝗔𝗬 𝗣𝗨𝗡𝗧𝗟𝗔𝗡𝗗 𝗞𝗨 𝗚𝗔𝗔𝗗𝗗𝗔𝗬 𝗞𝗢𝗢𝗫𝗗𝗔 𝗗𝗔𝗔𝗖𝗜𝗦𝗛 𝗘𝗘 𝗕𝗨𝗨𝗥𝗔𝗟𝗘𝗬𝗗𝗔 𝗖𝗔𝗟𝗠𝗜𝗦𝗞𝗔𝗔𝗗
Faalladaan waxa ay qiimayn ku saameyneysaa saameynta dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ay Puntland u diyaargaroobeyso uu ku yeesahy dadka deegaanka, barakaca ka dhashay iyo baahiyaha ay qabaan. Faalladan waxa ay sidoo kale, soo jeedineysaa talooyin ku aaddan xalalka maangalka ah ee ku habboon xaaladdan taagan iyo sida loola tacaali karo mustaqbalka dhow iyo kan fogba.